DAAWO VIDEO:- dibadbax looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay Buuhoodle

DAAWO VIDEO:- dibadbax looga soo horjeedo Somaliland oo ka dhacay Buuhoodle

daajis.com:-Banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo maamulka Soomaaliland ayaa ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. 

Banaanbaxa ayaa ah mid dadwaynaha dhigayay ay uga soo horjeedaan Weerarkii dhawaan Ciidamo katirsan Soomaaliland ku soo qaadeen deegaano iyo Dagmooyin katirsan Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn.


Dadka dhigaya Mudaharaadka ayaa ku dhawaaqayo halku dhigyo ay ku diidan yihiin weerarada Ciidanka Maamulka Soomaliland ay ku soo qaadaan deegaanadaasi.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada