DAAWO VIDEO:Yuhuuda oo loo adeeg sanayo Diyaarado aan Duuliye lahayn

DAAWO VIDEO:Yuhuuda oo loo adeeg sanayo Diyaarado aan Duuliye lahayn

daajis.com:-Ururka Reer Falastiin ee Xamaas ayaa Dagaalka ay kula jiraan Yahuuda Israa’il u adeegsanaya Diyaarado Nuuca aan Duuliyaha laheyn si ay qal qal iyo cabsi badan u galiso dadka Yahuuda ah.

Talafishinada dalkaasi ayaa waxaa laga baahiyay Muuqaalk laga soo duubay Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ah loona yaqaan Drone-ka,waxana ay diyaaradaasi ku dhacday Gudaha Dhulka ay ku sugan yihiin Yuhuudu .


Ururka Xamaas ayaa dhankooda wada dadaalo ku aadan sidii ay ujabin lahaayen Yuhuuda iyagoona gantaalo waaweyn la dhacaya Fariisimo ay leeyihiin Ciidanka Yuhuuda,waxana halkaasi laga dareemaya Cabsi xoogleh oo soo food saartay Yuhuuda .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada