Maydad Tahriibayaal gaaraya 19 qof oo laga helay badda Talyaaniga

Maydad Tahriibayaal gaaraya 19 qof oo laga helay badda Talyaaniga

daajis.com:-Wararka ka imaanaya Talyaaniga ayaa sheegaya, in kooxaha badbaadada ay heleen 19 meyd oo saaran doon siday boqolaal muhaajiriin ah oo ka yimid waqooyiga Africa.

Wakaaladda wararka ee Talyaaniga ayaa sheegtay in dadka geeriyooday ay u muuqdeen kuwa neefsaday qiiqa ka imaanayay matoorka doonta.
Labo ka mid ah dadkii doonta saarnaa ayaa lagu qaaday diyaarad Helicoptar ah lana dhigay isbitaal. halka 45 ruux ayaa la helay iyagoo ku jira xaaladan oo kale.
Wixii ku soo kordha dadkani iyo Wadamada ay u dhasheyn wararkeena dambe ayaan idiin kugu soo gudbin doonaa haduu alle idmo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada