VIDEO: Obama oo xulkiisa khadka taleefoon ugu hambalyeeyay

VIDEO: Obama oo xulkiisa khadka taleefoon ugu hambalyeeyay

daajis.com:-M/weynaha Mareeykanka, ayaa qadka Taleefanka ugu hanbalyeeyay Kabtanka xulka Mareykanka Clint Dempsey iyo Gool haye Tim Howard, kuwaasoo Geesinimo muujiyay intii ay ciyaarayeen Ciyaaraha Koobka aduunka.

Mareeykanka ayaa Habeen Hore waxaa Koobka aduunka kasoo cirib tiray Xulka Belgium, kadib ciyaar adag oo ay soo bandhigeen.

Wuxuu sheegay Obana in ciyaartoyda USA ay sumcad u sameeyeen dalkooda, inkastoo uu sheegay Madaxweynaha in Mareykanka u wanaagsaneyn kubbada cagta , laakiin buu yiri marka aan eego sida aad u qabsateen quluubta iyo maskaxda wadanka USA waa wax aan la rumaysan karin.

Mar uu la kaftamayay Obama Tim oo ah goolhayaha MAreykanka ayaa wuxuu yiri:  “Tim ma garanaayo sida aad uga badbaadi doonto jamaahiirta marka aad soo noqoto, waa inaad timaha gadhka iska xiirtaa si ayna kuu garan”.

“Tim ma garanaayo sida aad uga badbaadi doonto jamaahiirta marka aad soo noqoto, waa inaad timaha gadhka iska xiirtaa si ayna kuu garan”



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada