Axmed Diiriye:- Majerteen waa Xaasid aan waxba noo ogoleyn.

Axmed Diiriye:- Majerteen waa Xaasid aan waxba noo ogoleyn.

daajis.com:-Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka mid ah waxgaradka Hawiye ayaa taageeray maamul u sameynta goballada dhexe ee dalka gaar ahaan gobalada Mudug iyo Galgaduud, oo qarshahooda laga billaabay Villa Somalia.
Waxa uu sheegay in dhismaha maamulkaasi uu yahay mid loo baahnaa, dadka kasoo hor-jeedana ay yihiin xaasidiin aan nabbada u ogoleyn dadka gobolladaas dega, ee iminka horumarka uu usoo muuqday.

“Haddii loo baaqo oo loo sheego barwaaqo dad bay meeli bugtaa” ayuu yiri Axmed Diiriye Cali, wuxuuna intaas ku darray in dadka arrimahaas diidan uu alle kasoo aruursho xaasidnimada ku maqan.

Wuxuu sheegay in Puntland aysan shuqul ku lahayn labadaasi gobal oo ay deggan yihiin dadkii xaqa u lahaa, islamarkaana ay Puntland maamulkeeda dhisatay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada