Video:- Wasiirka Amniga oo lagu Amaanay isbadalka Cusub ee Magaalada Muqdisho

Video:- Wasiirka Amniga oo lagu Amaanay isbadalka Cusub ee Magaalada Muqdisho

daajis.com:-Munaasabadaan oo lagu taageerayay Amniga iyo waxqabadka Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Khaliif Axmed Ereg..

Munaasabadaan oo lagu taageerayay Amniga iyo waxqabadka Wasiirka Amniga Qaranka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Khaliif Axmed Ereg ayaa waxaa ka qeyb galay Xildhibaano badan, xubno ka socday ururrada bulshada rayidka iyo ururka dhalinyarada iyo Dad badan oo soo dhaweeyay i bedelka cusub.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada