daajis.com:-Booliska ingriiiska oo gudaha u galay Mefrish ku yaala galbeedka London oo lagu iibineyey garaabada qwadka laga mabnuucay UK.
Dhamaadkii bsihii Jine 2014 ayaa dowladda UK si rasmi ah u dhaqangelisay mamnuucida qaadka, waxaana dadka oo Soomaalidu ka mid tahay looga digay iney cunaan, ama iibiyaan qaadka.
Booliska Ingiriiska ayaa markii u horeysay gacanta ku dhigay qaad lagu iibinayey mefrish ku yaala xaafada Hayes ee galbeedka magaalada London. Booliska ayaa shalay Khamiistii xoog ku galay mefrishkan oo tan iyo intii qaadka laga mabnuucay UK weli sii iibinayey qaad iyo garaabo si qarsoodi ah dalka lagu soo gelinayey.

Joojinta qaadka ayaa waxa ka faaiideystay dad badan oo markii hore ka soo bixi kari la,aa mefrishyada oo u jeestay xaga cibaadada iyadoo ramadantii dhoweyd aad salaadii taraawiixda ku arkaysay dad badan oo aan hore salaadaha tarawixida ama kuwa faralka ahba loogu arki jirin.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:23 and have
, Published at