Daawo:- Amiin Arts oo Sawir cajiib ah ka sameeyay Siyaasada dabacsan ee Madaxweyne Xassan

Daawo:- Amiin Arts oo Sawir cajiib ah ka sameeyay Siyaasada dabacsan ee Madaxweyne Xassan

daajis.com:-Farshaxaniistaha Soomaaliyeed ee Caanka ah Amiin Arts, ayaa waxa uu Sawir gacmeed aan caadi aheyn ka sameeyay Madaxweyne Xassan Sheekh oo ay ku murmayaan Odayaal iyagu dhaliilaaya Qaabka uu Madaxweyne Xassan Xilka u daadihinaayo.

Sawir gacmeedka ayaa waxa uu ka turjumaaya in Madaxweyne Xassan uu wakhtigiisu ku dhameystay Damaashaad iyo Qosal aan laheyn Horumar iyo Ammaan lagu soo dabaalo Dalkeena.

Sawirkaani ayaa waxa uu daba socdaa Banaanbixii maalmahaani looga soo horjeeda Madaxweyne Xassan Sheekh oo ka dhacaayay Magaalada Washinton ee Dalka Mareykanka.


Geesta kale, Xassan sheeg ayaan isaguna ku waana-qaadaneynin Sarbeebaha Sawirada had iyo jeeraal lagu muujiyo qaabka ay Dowladiisu u shaqeyneyso.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada