Daawo:- Barnaamij ka baxay Tv-ga Alcarabiya oo lagu shaaciyay in Saadaam Xuseen noolyahay..

Daawo:- Barnaamij ka baxay Tv-ga Alcarabiya oo lagu shaaciyay in Saadaam Xuseen noolyahay..

daajis.com:-Barnaamijkan oo dad badan ka yaabiyay ayuu Telefishinku soo xiganayaa shabakad Internet oo Ciraaq caan ka ah, taasoo dhawaan baahisay in Saddam Xuseen weli nool yahay, isla markaana ninkii la daldaley aanu isag aheyn.

Shabakadu waxa ay leedahay, daliilka aan heyno ayaa ah in Mareykanku aanu dilin Saddam Hussein, balse ruuxii la daldaley uu ahaa mid ka mid ah shaqsiyaad aad u shabaha Saddam Hussein oo waqti dheer la shaqeyn jiray Madaxweynihii hore ee Ciraaq Sadam Hussein, isla markaana qorshuhu ahaa in ay iska dhigaan Saddaam si loo siro cadowgi doon doonayey Saddam Hussien.

Alarabiya TV oo soo xiganeysa shabakadan Ciraaq caanka ka ah oo lagu magacaabo Baghdadil-Rasheed, ayaa intaas ku dareysa in xiligii Mareykanku shaaciyay inuu Saddam Hussien nolol ku qabtey ay hadleen dad dunida caan ka ah oo uu ka mid ahaa wasiirkii arimaha dibbada ee Ruuska xiligaas, kuwaasoo sheegay in Mareykanku uu bucaad cidlo ah qoorsagaaro ku hayo, taasoo la macno ah in ruuxa ay qabteen uusan aheyn Saddaam Hussein balse uu yahay mid ka mid ah dadki aad u shabbahey ee Saddaam Hussein uu tababarey.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada