Daawo Video Cajiib Ah:- Ninka adduunka ugu gaaban oo 72 sano jir ah:

Daawo Video Cajiib Ah:- Ninka adduunka ugu gaaban oo 72 sano jir ah:

daajis.com:-72-sano jir u dhashay dalka Nepal ayaa loo aqoonsaday in uu yahay ninka adduunka ugu gaaban, kadib markii la xaqiiyay dherirkiisa in aysan jirin nin ka gaaban.

Chandra Bahadur Dangi oo kaligiis ku nool dooxada fog ee degmada Jhapa ayaa dhererkiisu yahay 56 sentimitir (22 inji) halka culeyskiisu yahay 12 kilo oo kaliya.
 

Buuga lagu daabaco arrimaha la yaabka iyo dhacdooyinka cajiibka ah ee recorded Guinness ayaa guddoon siiyay shahaadada ninka ugu gaaban adduunka. Mana jirto cid ku haysata.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada