Daawo:- Flimkii ugu qaalisanaa Bollywoodka oo noqday Flimka Singham Returns..

Daawo:- Flimkii ugu qaalisanaa Bollywoodka oo noqday Flimka Singham Returns..

daajis.com:-Waxaa todobaadka qabsaday Bollywoodka Flimka Cusub ee Singham Returns kaa oo jilayaal ka yahiin Actarka Ajay Devgan &Kareena Kapoor.

Flimkaa ayaa noqday Flimkii ugu qaalisanaa todobaadkaa waxa uuna noqday flimkii ugu qaalisanaa bisha asaga oo kaalinta koowaad ka galay xaga kala horaynta aflaanta.
 Singham ayaa noqday Flimka koowaad ee ugu qaalisan Bollywoodka waxaana kaalinta labaad galay Flimka Happy New Year halka sedax uu galay Flimka Kick.
AJay Devgan ayaa rajo fiican ka leh in uu flimkiisa noqon doono kan ugu qaalisan Bollywoodka bilaha soo socda waxa uuna rajo ka qabaa in dhaqaalo badan soo galiyo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada