Xog:- Dumarka Soomaalida oo la Ogaaday inay ku duceystaan guurka Ragga Reer baadiyaha ah. (Waa maxay Sababtu).

Xog:- Dumarka Soomaalida oo la Ogaaday inay ku duceystaan guurka Ragga Reer baadiyaha ah. (Waa maxay Sababtu).

daajis.com:-Run ahaantii gabar yahay markii aad tahay nin doon waxaad isha la raacedysaa labiska nimanka magaalada jooga halka kuwa reer baadiyaashaa aad aragiisa iyo la istaagiisa aad ceeb u maleyso.
Gabar yahay wa run in ninka reer baadiyaha ah uusan muuqaal kiisu ku soo jiidaneyn balse waxaa jira qeybo jirkiisa ka mid ah oo naag walbo u calaamadeysan.
Kulamada reer baadiyuhu waxa ay kuugu dhimaanayaan si romantik ah oo shaqsiyadiisa fursad aad ugu hesho inaad wax ka barato halka reer magaalku uusan fursad kusiineyn.
Muuqaalka labiska waxa uu reer baadiyuhu isu soo diyaariyaa markaad balan santihiin taas oo guurka ka dib aan farqi weyn u dhaxeynin.
Gabar yahay waxaa la ogaaday ninka reer baadiyuhu in uu ka raga ninimo badan yahay xaga galmada ninka magaalo joogaa.

Waxaaba kasii daran reer baadiyuhu kuma mashquulo naago kale kaliya waxa uu ku ekaadaa xaaskiisa iyo shaqadiisa taasna waa xog aan soo ogaanay

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada