Daawo:- Gabar 9 Sano Jir Ah oo Macalinkeeda ku dishay dalka Mareykanka

Daawo:- Gabar 9 Sano Jir Ah oo Macalinkeeda ku dishay dalka Mareykanka

daajis.com:-Gabadhan u dhalatay dalka Mareykanka oo 9 sano jir ah ayaa toogasho ku dishay macalin barayay sida wax loo toogto oo lagu magacaabo Charles Vacca.

Charles Vacca ayaa la sheegay in uu caawinayay gabadhan yar oo baraneesay sida wax loo toogto kuna sugneed koonfurta Las Vagas.

Gabadhaan oo adeegsanaysa Qoriga darandooriga u dhaca ee Uzi loo yaqaano ayaa rasaas la dhacday Macalinkeeda oo hortaagnaa kaas oo ay ka toogatay Madaxa.

Gabadhan Macalinka dishay ayaa fasax kumareesay iyada iyo qoyskeeda gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka.

Lamana oga go’aanka rasmiga ah ee ay qaadan dowladda Mareykanka oo si xun u ciqaabta dadka dilalka ka geesta gudaha Wadankaasi.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada