Daawo Sawirrada:- Shah Rukh Khan oo ayadoo aad loo waardiyeynayo Wiilkiisa u diray London

Daawo Sawirrada:- Shah Rukh Khan oo ayadoo aad loo waardiyeynayo Wiilkiisa u diray London

daajis.com:-Hogaamiyaha Bollywoodka Shah Rukh Khan ayaa sagootiyay wiilkiisa Aryan oo London kusii jeeda si uu usoo dhameysto daraasadiisa, 


waxaa la arkayay waardiyo fara badan oo la socda King Khan iyo wiilkiisa.


Sababta waardiyo intaa la eg ey ula socdaan King Khan iyo wiilkiisa Aryan Khan waxaa lagu sheegay handaadii loo soo diray maalmo ka hor.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada