Daawo:- Gabar Soomaali ah oo lagu dhax toogtay magaaladda Toronta ee dalka Canada

Daawo:- Gabar Soomaali ah oo lagu dhax toogtay magaaladda Toronta ee dalka Canada

daajis.com:-Ciidamada Boliiska magaalada Calgary ee dalka Canada ayaa wada baaritaano la xiriira dil Haweeney Soomaaliyeed loogu geystay magaalada Calgary, waxaana dilkaasi loo qabtay Sedax nin oo looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen dilkaasi.

Nataasha Maxamed Faarax oo 26 sano jir ah ayaa habeenkii Sabtida waxaa lagu dilay goob wado ah xili ay la sheekeysaneysay Saaxiibkeed oo baar ay kasoo wada baxeen.
Booliska ayaa sheegay in rasaas lagu furay gabadhan, iyadoo kooxaha dilka geestay ay ku socdeen gaari, islamarkaana horay falal dil ah u geysteen.
Michael Cavilla oo waaxda dambiyada u qaabilsan Booliska ayaa sheegay in rasaasta lagu dilay Farah Booliska aysan aaminsaneyn in ay aheyd rasaas la i weydaarsanayay.
Natasha ayaa sanadkii hore ka qalan jabisay College Hamburg ee magaalada Toronto.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada