Daawo Muuqaal:- ISIS oo quus ka tagaan Diyaaradaha Mareeykanka & Kurdiga oo loo qeeybiyay Zuug Taangi dul saaran.

Daawo Muuqaal:- ISIS oo quus ka tagaan Diyaaradaha Mareeykanka & Kurdiga oo loo qeeybiyay Zuug Taangi dul saaran.

daajis.com:-Dagaalyahanada ururka ISIS ee Daacish kana dagaalama waqooyiga dalka Ciraaq ayaa waxa ay quus ka taagan yihiin diyaaradaha dagaalka dalka Mareeykanka oo maalin kasta si toos ah u guba Tiknikada dagaalka ISIS iyo madaxdooda oo inta badan iskaga kala goosha dhul baaxad weyn oo u dhaxeeya wadamada Ciraaq iyo Siiriya .

Dhanka kale Qabiilka Kurdiga oo horay ay u soo qixiyeen Xoogaga ISIS ayaa markaan waxeey soo heleen Taangiyo dagaal oo dusha sare ay kaga rakiban yihiin Qoryaha Suuga iyo Dhashiikaha waxeeyna maleeshiyaadka Kurdiga dib ula wareegeen dhul dhoor isbuuc ka hor laga qabsaday.

http://video.daajis.com/2014/08/daawo-muuqaal-isis-oo-quus-ka-tagaan.html

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada