Daawo Muuqaal:- Mareeykanka oo soo saaray Qalab dagaal oo Xayawaanaad loo soo ekeeysiiyay lana shaqeenaya

Daawo Muuqaal:- Mareeykanka oo soo saaray Qalab dagaal oo Xayawaanaad loo soo ekeeysiiyay lana shaqeenaya

daajis.com:-Dalka Mareeykanka oo aalaaba lagu tiriyo wadamada fara ku tiriska ah ee ku hor maray dhanka soo saarista qalabka Milatariga ayaa markaan waxeey soo bandhigeen Qalab dagaal oo Xayawaanaad loo soo ekeeysiiyay waliba la shaqeeyn doona ciidamada Mareeykanka ah ee Keeymaha ama hoowdka ka dagaalama.

Qalabkaan cusub oo loogu magac daray (Squad Support System) wuxuu ciidamada lugta Milatariga dalka Mareeykanka ka caawin doonaa dhanka dagaalada Keeymaha Jiqda ama Hoowdka sida Miino-baarista iyo Isgaariisiinta wuxuuna ka daba socon doonaa meel kasta oo ay dagaal ama lug ku galaan .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada