Daawo:- Riwaayad qosol Leh Hargeisa oo Lacagta looga furanayo Rag Ingriiska ka Yimid..

Daawo:- Riwaayad qosol Leh Hargeisa oo Lacagta looga furanayo Rag Ingriiska ka Yimid..

daajis.com:-Waxaa magaalada Hargeisa lagu soo bandhigay Riwaayad xiiso Badan Dunida Maanta iyo Dadkeedii waxaana Looga hadlay qayb jacayl ah, Khiyaano & Arimo dhowr ah waxaana ka qayb qaadanaya dhilinyaro kala duwan.

Mid kamida Haweenka ayaa waxaay sheegaysaa Sxbteed inay ku fiican tahay dhanka Jacaylka islamarkaana ay u hayso wiil fiican, Sidoo kale mida kale ayaa sheegaysa inaan Jacaylku waxba ahayn Ayna Inay isku diyaarinayaan.

Sidii ay lacagta uga furan lahayeen Ragga Kasoo taga dalka Ingiriiska oo qaadkii laga joojiyey, Una soo Qayilaad doonana magaalada Hargeisa “ Sidoo kale nin qaadka Cuni jiray ayaa wuxuu Ingiriiska kala soo baxsanayaa Gabadhyar oo uu dhalay isagoo doonaya inuu soo Qayilo.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


Wiilasha qaybta ka ah Riwaayada ee ku sugan gudaha dalka ayaa dhankoooda isku diyaarinaya Inay lacag ka furtaan dumarka ka yimidaada yurub waxaana mid kamida uu qaadaya hees “CASHADUU ILAAHAY YURUBTAA KA DHIGAY LACAG, AFRIKANA KA DHIGAY EBER”. 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:51 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada