DAAWO SAWIRADA:- Al-shabaab Oo Ku Hoobtay Dagaalkii Ka Socday Buule Burte Iyo Meydadkooda Oo Sawiro Laga Soo Qaaday.

DAAWO SAWIRADA:- Al-shabaab Oo Ku Hoobtay Dagaalkii Ka Socday Buule Burte Iyo Meydadkooda Oo Sawiro Laga Soo Qaaday.

daajis.com:-Warar xog ogaal ah oo aan ka helneyso Dagmada Buloburde ee Gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xalay dagaal lagu hoobtay uu ku dhex maray Malayshiyaadka Alshabaab oo dhinac ay iyo dhinaca kale Ciidamada Dowlada iyo kuwa Amisom.

Dagaalka oo bilaabmay qiyaastii 12:00 AM ee saqda dhexe ayaa wuxuu istaagay saake waabarigii.

Qaar ka mid ah Dadka degaanka oo la hadlay shabakada xoghoose.com ayaa xaqiijiyay in gudaha magaalada lagu arkay meydka Alshabaab oo tiradiisu ay gaareyso ilaa 10 Qof qaarkood ayaa waxaa lagu jiid jiidayay Suuqa Magaalada.

Gudoomiyaha Degmada Buloburde Axmed C/lle Wehliyo oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa uu sheegay in xalay ay Cashar lama ilaawaan ah u dhigeen sida uu hadalka u yirkii kuwii naf la caariga ee gumeysiga u shaqeynayay.

Degmada Buloburde waxaa ay aheed bilahii ugu dambeyay mid uu ka jiray dagaalo taas oo ku qasabtay dadkii magaalada daganaa in ay ka barakacaan guryahooda.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada