Daawo Sawirada:- Dooman casri ah oo Maanta lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir

Daawo Sawirada:- Dooman casri ah oo Maanta lagu wareejiyay Maamulka Gobolka Banaadir

daajis.com:-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta la gudoonsiiyay afartan doomood oo nuuca kaluumeesatada ah , waxaana doomahan loogu tala galay in ay ku kaluumeestaan Kaluumeesatada danta yar ee Gobolka Banaadir.

Deeqdan doomanka ah waxaa Maamulka Gobolka Banaadir ku wareejisay Hay’adda gar gaarka u qaabilsan dalka Qadar ee (Qatar Charity) oo ugutala gashay in ay ku caawiso dadka kaluumeesatada ah ee ku dhaqan Gobolka Banaadir.

Guddoomiye ku-xigeenka dhanka siyaasadda ee Maamulka Gobolka Mudane Maxamed Aadan Guuleed uu kaga mahadceliyay mas’uuliyiinta hay’adda Qadar, kaalmada ay soo gaarsiiyeen, isagoo xusay in ay wax weyn ku soo kordhineyso kalluumeysatada gobolka ku dhaqan.

Kaluumeesatada Gobolka Banaadir ayaa baahi badan u qabay in ay helaan dooman casri ah ay ku kaluumeestaan , waxa ayna doomankan maanta Gobolka Banaadir lagu wareejiyay ay dhiiro galineysa dhalinyaro badan oo Xeebaha ka jalaabata



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada