Daawo Sawirada:- Boko Xaraam oo Maamul Islaami ah uga dhawaaqay Magaalo kutaala Waqooyiga Nigeria

Daawo Sawirada:- Boko Xaraam oo Maamul Islaami ah uga dhawaaqay Magaalo kutaala Waqooyiga Nigeria

daajis.com:-Kooxda Islaamiyiinta Boko Xaram ee ka dagaalanta qeybo kamid ah dalka Nigeria ayaa ku dhawaaqday in Maamul Islaami ah ay u sameeyeen Magaalada Gwoza oo ku taal waqooyiga dalka Nigeria


Boko Xaram ayaa usuurto gashay in markii ugu horeesay si buuxda gacanta ugu dhigaan Magaalo kutaala Dalka Nageria ayna halkaasi ka dhisaan Maamul Islamai ah oo kooxdaasi hoostaga.


Hogaamiyaha kooxda Boko Xaram Abubakar Shekau fariin Muuqaal ah soo diray ayaa shaaca ka qaaday in Maamul Islamai ah ay u dhiseen Magaalada Magaalada Gwoza ee Dalka Nageria.


Kooxda Boko Xaram ayaa qeybo kamid ah Dalka Nagria waxa ay kawadaan dagaalo iyo qaraxyo dhiig badan ku daateen, waxa ayna kooxdaasi dilalka iyo qaraxyada kasokoow ku caan baxday afduub ay dadka u geesato.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada