Daawo Sawirada Layaableh:- Kadib Nin Burcad ah oo Xabsi lagu xiri laga sii daayay kadib markii loo waayay Sariir la eg oo uu jiifsado

Daawo Sawirada Layaableh:- Kadib Nin Burcad ah oo Xabsi lagu xiri laga sii daayay kadib markii loo waayay Sariir la eg oo uu jiifsado

daajis.com:-Jude Medcalf, oo 23-sano jir ah ayaa laga sii daayay xabsi la doonayay in lagu xiro kadib markii la waayay sariir la eg oo taala Xabsiga ninkan dambiilaha ah la doonayay in lagu xiro.

Ninkan ayaa lagu helay dambiyo ah in uu xaday hadiyado loogu tala galay Christmas-ka , waxaa sidoo kale ninkan lagu helay in qoray faalso ah uu ku taagay haweeney.taa oo dacwad ka gudbisay.

Xabsiga lagu xiray ninkan ayaa laga sii daayay kadib markii buurnaashadiisa iyo dhirir uu isku darsaday loo waayay sariir la eg uu ku jiifsado, waxaana xabsigii caadiga ahaa ninkan loou badalay 6-bilood oo xabsi guri ah.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada