DAAWO SAWIRADDA MAANTA IYO MUQDISHO:- Suuqa Xamar Weyne iyo Ganacsiga ka socda

DAAWO SAWIRADDA MAANTA IYO MUQDISHO:- Suuqa Xamar Weyne iyo Ganacsiga ka socda

daajis.com:-Magaalada Muqdisho oo ganacsi xowli ah uu ka socdo, ayaa labadii maalin ee u danbeysay hakad uu ku jiray ganacsiga Suuqa Bakaaraha kadib cabasho ay ganacsatada ka keeneen canshuuro Dowladda Hoose ay kusoo rogtay.

Degmada Xamarweyne oo ka mid ah Suuqyada ugu waaweyn Muqdisho, marka laga reebo Suuqa Bakaaraha wuxuu sanadihii u danbeeyay sameeyay horumar ballaaran oo dhinaca ganacsiga iyo Suuqa oo aad u ballaartay.

Ka ganacsiga Digaagta iyo Ukunteeda ayaa si weyn ugu socdaa Muqdisho, iyadoo qiimaha xabadkii digaag ee la kala siisto uu sare u kacay, taasoo u sabab ah Hoteelada Muqdisho oo aad u iibsadaan iyo Ciidamada AMISOM.

Muuqaalladan aan idiin soo gudbineyno waxay ka turjumayaan ganacsiga kala duwan ee Suuqa Xamarweyne iyo horumarka dadka ka gaareen ganacsiga. 









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada