Dhageyso Djibouti:- Culimo Xabsiga laga sii Daayay

Dhageyso Djibouti:- Culimo Xabsiga laga sii Daayay

daajis.com:-Xabsiga dhexe ee Djibouti ayaa maanta laga sii daayay saddex ka mid ah culimada reer Djibouti oo hore u taageeray mucaaradka.
Saddexdan Sheekh ayaa soo dhamaystay mudadii xabsigooda oo ahayd 18 bilood.
Culimadan saddexda ah ayaa lagu kala magacaaba Sh.C/Raxmaan Bashiir, Sh. Giirre Maydal iyo Sh. C/Raxmaan Barkhad Good
Sheekh Giire Maydal Geelle oo u waramay VOA ayaa sheegay inuu soo dhawaynayo sii dayntooda isaga oo xusay in aanu jirin dambi ay galeen balse uu arko in xadhigoodu ahaa mid siyaasadda la xidhiidha maadaama oo ay taageereen dalladda mucaaradka ee USN.
Dhageyso Culumada la soo Daayey



VOASOMALI
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:03 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada