Daawo Video:- Ahmed Kaafi oo soo saray Muuqaalka heesta Zamzam

Daawo Video:- Ahmed Kaafi oo soo saray Muuqaalka heesta Zamzam

daajis.com:--Fanaanka heesaha Rapka qaado Kaafi oo ah Fanaan da,yar oo inta Badan dhalinyarada xiligaan ay aad u jacelyihiin fankiisa, ayaa  soo Saray muqaalka Heesta Zamzam oo ah Hees aad u macaan.
Muuqaalkaan Quruxda badan ayaa la shaqayanayay mudo sanad ka badan fanaankaan ayaa inta baan looga bartay heeso waqti badan lagaliyay oo wato muuqalo qurux badan.
Fanka Soomaalida ayaa wayahaan danba sameyay hor mar aad u balaaran, waxaana ku soo biiray fananiin yar yar oo leh hab masraxeed ,waxaana intaas sii dheer in hees walba ku soo baxayso qaab muqaal ah.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada