Hollywood:- 50 Cent :Floyd Mayweather saxibtii waxa ka qaatay Nelly..

Hollywood:- 50 Cent :Floyd Mayweather saxibtii waxa ka qaatay Nelly..

daajis.com:-Fanaanka caanka 50 Cent ayaa fashilay asbuucaan sir qarsoonayd kadib markii saxibkii hore Floyd kula kaftamay in saxibtii hore ka qaaday fanaanka caanka ah Nelly.
Waxa uu sheegay in uu xoog ogaal u ahaa arintaa islamarkaana uu si wayn ula socdo maadaama saxibo ahaayeen feerar yahankaa caanka ah Floyd . 


Labada nin ayaa ahaa saxibo qaaliya ka hor inta aysan isku dhacin waxa uuna xiddigaa fashilay sheeko qarsoodi ahayd oo aan hore loo shaacinin oo dhaxmartay Nelly Flyod.
Xiddigahaa ayaa sheekadooda noqotay tan ugu hadal haynta badan Twitterka waxa uuna qoraalkaa ku soo bandhigay boga bulshada ku xariirto twitterka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:02 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada