Daawo Video:- Farxiya Kabayare iyo Cawaale Aadan oo isku waabsaday heeso bilaa Music ah

Daawo Video:- Farxiya Kabayare iyo Cawaale Aadan oo isku waabsaday heeso bilaa Music ah

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Farxiyo Kabayare oo maalin ka hor gaartay magaalada Edmonton ee dalka Canada ayaa waxaa halkaasi ku soo dhoweeyay fanaanka weyn ee Cabdijibaar Al Khaliiji iyo fanaanka laga daba dhacay Cawaale Aadan.
Farxiya Kabayare ayaa halkaasi u tagtay Bandhig faneed ay caawa ku qabanayaan iyada iyo labadaasi Fanaan magaalada Edmonton, iyadoo Bandhig faneedkaasi xiisaha badan ay ka qayb galayaan jaaliyadda halkaasi.
Fanaanada Farxiyo Kabayare iyo Cawaale Aadan ayaa isku waabsaday heeso bilaa Music ah, iyadoo heestaan uu si weyn ula dhacay fanaanka weyn Cawaale Aadan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:54 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada