Daawo Video:- Fadeexo Barack Obama oo mar kale Sameeyey Arin Fadeexo ku ah Aduunka oo dhan Muuqaal Facshir ah

Daawo Video:- Fadeexo Barack Obama oo mar kale Sameeyey Arin Fadeexo ku ah Aduunka oo dhan Muuqaal Facshir ah

daajis.com:-Dadka ayaa aragtiyo aad isugu dhow ka bixiyay waxaanay intooda badani ku doodayaan in ay tahay akhlaaq daro, fadeexadan xanjada Obama ayaa noqonaysa tii labaad.

Dadwaynaha Faransiiska ayaa intooda badani ka cadhooday isla markaana xaqiraad ku tilmaamay, xanjo uu Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama isagoo calashanaya laga duubay, mar heesta astaanta calanka dalka Faransiisku socotay, munaasibadii xuska 70-guurada (DDay) oo ah Maalintii xulafadii dagaalkii 2aad ka degeen xeebta Normandy ee dalka Faransiiska.


Dadka ayaa aragtiyo aad isugu dhow ka bixiyay waxaanay intooda badani ku doodayaan in ay tahay akhlaaq daro, fadeexadan xanjada Obama ayaa noqonaysa tii labaad, waxaana sanadkii dhamaadkiisi sidan oo kale loo sawiray Obama oo xanjo iska calashanaya markii baroor diiqda Nelson Mandela lagu guda jiray dalka Konfur Afrika




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:17 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada