Daawo Sawirada:- Balotelli Oo Si Farxad Leh Uga Qaybqaatay Tababarka Liverpool

Daawo Sawirada:- Balotelli Oo Si Farxad Leh Uga Qaybqaatay Tababarka Liverpool

daajis.com:-Laacibka cusub ee kooxda Liverpool Mario Balotelli ayaa si farxad leh uga qayb qaatay tababarka kooxdiisa cusub.


Liverpool ayaa dhamaystirtay heshiis 16 milyan oo Ginni ahaa oo ay kula soo wareegtay laacib kaan kooxda AC.Milan ee dalka talyaaniga wuxuuna ka mid ahaan doona laacibiinta ka hortagi doona kooxda Tottenham axada.


Hadaba Daawo Farxada Ka Muuqatay Balotelli :-






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada