Daawo Video:- gabar Somali ah oo si ay caan u noqoto diinta ugu ciyaareysa

Daawo Video:- gabar Somali ah oo si ay caan u noqoto diinta ugu ciyaareysa

daajis.com:-Muxibo waa gabar majaajilayste ah waxayna caan ka tahay baraha internet-ka sida Facebook, Youtube iwm.

Gabadhaan ayaa waxay leedahay taageerayaal iyo dad badan oo ku xiran barnaamijyadeeda iyo  muuqaaladeeda joogto ah.

Qaar ka mid ah muuqaalladeedii ugu dambeeyay ayaa sababay dhaliil aad u weyn oo la jeediyay gabadhaan waxaana lagu eedeeyay inay ku ciyaarayso diinta Islaamka.

Muxibo ayaa muuqaaladeeda ugu danbeeyay waxey muujinayaan arimo aab diin ahaan habooneyn, si weyna looga deyriyay, ayadoo ruwaayad iyo madadaalo ka dhigeysa sida maalmaha Ramadan ay u dhaqanto, waxaaney isku dhex wadaa salaad tukasho, qur’aan akhri, heeso dhageysi iyo baashaal kale.

RIIX HALKAN DAAWO VIDEO

Sidoo kale muuqaaladeda mid ka mid ah ayeyba dadka ku boorineysaa in la iska baabi’iyo calaamada wanaaga badan ee Sujjuuda wejiga muujisa, taasoo astaan u ah dadka ehlu salaadka ah, waxaaney Muxibo dadka bareysaa sida la isaga tir tiro astaantaas, maadaama aysan wanaagsaneyn sida ay leedaha

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:53 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada