DAAWO VIDEO:- Haweeney iyo gabadheeda ka badbaaday biriq soo dhacday

DAAWO VIDEO:- Haweeney iyo gabadheeda ka badbaaday biriq soo dhacday

daajis.com:-Lucky Stephanie Rey, oo 46 sano jir ah iyo gabadheeda Carol Anne ayaa ka badbaaday danabka biriq kusoo dhacday meel banaan ah oo ay Video iyo Sawirro isaga qaadayeen.

Haweeneydan oo u ku nool magaalo la yiraahdo Idaho oo ka tirsan gobolka California ayaa lasoo bandhigay qaabkii ay ugu badbaaday biriqda soo dhacday, xili gabadheeda ay ka duubeysay Video, Hooyadana ku mashquulsaneyd duubista daruuraha iyo cilimada oo ahaa mid roobaad.

Biriqda ayaa si kedis ah usoo dhaceysa 10 second, waxaana la arkayaa hooyada oo taleefankii ay wax ku duubeysay gacmaheeda ka fara baxaya iyo hilaaca biriqda iyo kuleylkeeda oo ay la qeylineyso iyo sida ay biriqda agteeda ugu dhacday.

Waxaa cajiib noqotay in haweeneydaasi iyo gabadheeda uu Ilaahey ka badbaadiyay danabka biriqdaasi, wax walbase Alle ayaa xaggiisa ka xukman yihiin. 

HALKAN KA DAAWO VIDEOG-GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada