Daawo Video:- Hodon Abdiraxmaan Oo Shalaay ka taagan Libis ay xiratay...

Daawo Video:- Hodon Abdiraxmaan Oo Shalaay ka taagan Libis ay xiratay...

daajis.com:-Hodon Oo Dhawaan Meherkoodu ka Dhacay Maraykanka ayaa Shalaayto Ka Tagan Labis Ay Xeratay Habeenkii Happy New Year 2014.

Gabadhan oo Habeenkaasi Soo Xeratay Labis Si weyn u Muujinayay jirkeeda ayaa Habeenkaasi Warbaahinta Si weyn u Baahisay Waxa uuna Labiskaasi Xaaladiisa Soo Cusboonaatay Xili Fanaanadu Marwo Noqotay.

Reerka uu ka so jeedi saygeeda Maxamed Alta Ayaa Dalbaday In Muuqaalka Laga Saaro Youtub ka Ka Hor Arooska Wiilkooda Aroosayo Fanaanada Hodan Abdiraxmaan.

HALKAAN KA DAAWO VIDEOGA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada