TopNews:- Hooyo Carruurteeda ku wareejisay Xukuumada Soomaaliya kadib markii..

TopNews:- Hooyo Carruurteeda ku wareejisay Xukuumada Soomaaliya kadib markii..

daajis.com:-Hooyo ku dhaqan magaaladda Muqdisho ayaa labo carruur ah oo ay dhashay ku wareejisay Dawlada Somaliya kadib markii ay Idaacadaha maxaliga ah ka maqashay in lasoo xirayo waalidiinta la ogaaday in Carruurtooda ay Al Shabaab yihiin iyaguna aysan soo war gelin.

Idaacad ka howlgasha Muqdisho ayaa maanta Duhurkii Baahisay Codka Hooyadaasi iyadoo sheegtay in labada wiil ee ay dhashay inay ku wareejisay Wasaarada Amniga Qaranka Somaliya.
Tallaabtaan ayaa ku soo beegmeysa maalmo kadib xilli uu Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida C/raxmaan Tuur Yare uu Amray in qofkii Al Shabaab ah ee lasoo xirayo sidoo kale lala soo xiro waalidiintiisa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:58 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada