Daawo Video:- Layaab Leh Nin Tuug ah iyo Koox Eryaneesay oo Dhacdo Argagax leh kala qabsatay!!!

Daawo Video:- Layaab Leh Nin Tuug ah iyo Koox Eryaneesay oo Dhacdo Argagax leh kala qabsatay!!!

daajis.com:-Nin tuug ah iyo Koox eryaneesay ayaa dhacdo layaab leh la kulmay kadib markii ninka tuuga ah oo baxsad ku jiray uu ku dul cararay saqafka kore guri aad u duqoobay taa oo keentay in ay dhulka kusoo wada daataan tuuga iyo kooxdii eryaneesay.

Dhacdadan ayaa ka dhacday Deegaan kuyaala Dalka Brazil , waxaana ninka tuuga ah ugu dambeyn isaga oo dhaawac ah gacanta ku dhigay Ciidamada Booliiska kadib markii uu dhaawac kasoo gaaray guriga saqafiisa kore oo lasoo dumay dhulkana kusoo dhacay.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:42 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada