Daawo Video:- Madaxweyne Geelle oo fasiraad ka bixiyay hadal uu Jeediyay Sheekh Maxa’ed Idiris

Daawo Video:- Madaxweyne Geelle oo fasiraad ka bixiyay hadal uu Jeediyay Sheekh Maxa’ed Idiris

daajis.com:-Madaxwaynaha dawlada Jabuuti Ismaaciil cumar geele ayaa wuxuu ka hadlay arimaha soomaaliya, Sidoo kale mr Geelle ayaa wuxuu tusaale usoo qaatay Hadal uu jeediyey Sheekh Maxamed Idiris oo kamid ah culimada waawayn ee Soomaalida.


Sheekh maxamed Idiris oo kahadlay madaxda Soomaaliyda iyo qaabka ay ugu Mashquulsan tahay siyaasada, ayaa sheegay inay Caruurtoodiii noqdeen GANGS, Waxaana madaxwayne geele uu Fasiraad ka bixiyey Hadalkii Sheekh Maxamed Idiris ee “SOOMAALIYEEY SHAME ON YOU”




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada