DAAWO VIDEO:- Maxaa kala Qabsaday Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi & Gudomiye Muungaab Soo dhaweeyntii Xadladii Stockholm

DAAWO VIDEO:- Maxaa kala Qabsaday Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi & Gudomiye Muungaab Soo dhaweeyntii Xadladii Stockholm

daajis.com:-Xaflad lagu soo dhaweeynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo lagu qabtay magaalada Caasimadda ah ee Stockholm ee Wadanka Sweden.

Soo dhaweeynta Xaflada ayaa waxaa halkaasi qudbado kala duwan ka jeediyay Siyaasiyiin, Abwaano iyo qeybaha kala duwan ee Jaaliyada Soomaalida Sweden balse waxaa halkaa ka dhacay Hadalo kulul oo la isugu jawaabay kuwaas oo ay is dhaafsadeyn Abwaan Mustafe Sheekh Cilmi iyo Gudoomiye Muungaab.

Gudoomiye Muungaab oo caro ka muuqata ayaa hadalo kulul ugu jawaabaya Abwaan Mustafe oo gabay ku weeraray Siyaasada Somalia balse maxaa dhacay nala daawo.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada