DAAWO VIDEO:- Dibad Bax lagu taagerayo Hogaanka Cusub ee Khaatumo oo ka dhacay Buuhoodle

DAAWO VIDEO:- Dibad Bax lagu taagerayo Hogaanka Cusub ee Khaatumo oo ka dhacay Buuhoodle

daajis.com:-Banaan Bax balaaran oo lagu taageerayay Ku guulaysashada Hogaanka Madaxtinimo ee Maamulka Khaatumo Pro:Cali Khaliif Galayr ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Magaalada Buuhoodle ee Gobolka Cayn. 


Dadkii isu soo baxay oo ubadnaa Haween iyo dhalinyaro ayuu ku dhawaaqayay halku dhigyo ay si diiran ugu soo dhaweynayan doorashada ka dhacday deegaanka Saaxdheere oo katirsan Gobolka Sool,taasi oo uu ku guulaystay xildhibaan Cali Khaliif .

Doorashada dhacday ayaa waxaa Cali Khaliif kula tartamay Madaxwaynihi hore ee Maamulkaasi Indha Sheel,balse waxa ay guushu Raacday Cali Khaliif .




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada