DAAWO VIDEO:- Sadex jir 11 maalin keymaha kula nooleyd Yey dad cun ah

DAAWO VIDEO:- Sadex jir 11 maalin keymaha kula nooleyd Yey dad cun ah

daajis.com:-Karina Chikitova oo 3 sano jir ah ayaa 11 maalin Keymaha Siberia ku nooleyd, iyadoo ay ka badbaaday Yey dad cun ah oo keymahaasi kula noolaa.

Ciidamada gurmadka dalka Ruushka ayaa howlgal maalmo qaatay oo ay ku baadi goobayeen gabadhan yar raqdeeda iyo lafaheeda waxay ku guuleysteen nasiib wanaag in la helo iyadoo bad qabto.

11-ka maalin ee Keymaha ay ku jirtay gabadhan ayaa waxay cuneysay cowska, iyadoo biyo ka cabeysay waro biyood keymaha dhex mara.

Gabadhan yar oo lagu magacaabo, Karina Chikitova, waxa ay ku luntay kaymaha Jamhuuriyada Sakha ama Yakutia loo yaqaano, kuwaas oo wakhtiga xagaaga ee dhulku kululaado caws faro badani ka baxo, yeydana ay ku badan yihiin.

Arintan ayaa noqotay mid mucjiso ah, in gabar yar oo 11 cisho ay keymaha kula nooleyd Yey dad qaad ah oo aan dhicin in laga badbaado.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA GABADHAN YAR



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada