Daawo Video:- Somali Channel oo baahiyey Waraysi Sir Badan xambarsan, dilkii xildhiban Saado Cali Maxaa Cadeyn u ah ?

Daawo Video:- Somali Channel oo baahiyey Waraysi Sir Badan xambarsan, dilkii xildhiban Saado Cali Maxaa Cadeyn u ah ?

daajis.com:-iyadoo maalmahanba ay hadalo kala duwan kasoo baxayeen halka uu sal dhiganayo dilkii Xildhibaanad Saado cali ayaa waxaa Tv-ga Somali Channel uu baahiyey waraysi xambaarsan Macluumaad dheeraad ah oo ku saabsan arintaasi.

Siyaasiyada Ruqiya aadan oo kamida Gabdhaha u dhaq dhaqaaqa arimaha dumarka, Horayna uga mid ahayd dadkii wax ka ansixiyey Dastuurka soomaliya, in badana ku sugnayd magaalada Muqdisho ayaa waxay daboolka ka qaaday arimo badan.
Waxay sheegtay in dilka saado cali cidii ka danbaysay Shaacinteedu ay meel wanaagsan marayso, waxay sheegtay in markii la diley ay ka timid Villa Somalia, sidoo kale waxay sheegtay arimaha la fiyo in lagu diley ay kamid tahay Guri ay ku halayd muqdisho oo laysku haystay, Arinta shabeelooyinka oo ay ka heestay, Ugu danbayna waxay bixisay xogo kale oo dheeraad ah.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:45 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada