Daawo Video:- Amin Arts iyo Universal Tv oo Siinlaanyo muuqaal cusub ka sameeyey

Daawo Video:- Amin Arts iyo Universal Tv oo Siinlaanyo muuqaal cusub ka sameeyey

daajis.com:-Waxaa barnaamij xiiso badan oo goos goo ah laga baahiyey Tv-ga Universal kaasi oo laga soo duubay magaalada Hargeisa Fanaaniinta Xidigaha Geeska ee ku dhaqan iyo waliba qaarkamida Fanaaniinta magaalada Jigjiga.

Barnaamijkaan ayaa waxaa Xiiso gaar ah geliyey kadib markii Tv-ga Universal oo Xayiraad ka saarnayd magaalada Hargeisa uu Waraystay Fanaaniinta Xidigaha geeska.
Sidoo kale Farshaxanka Amin Caamir oo qayb laxaad leh ka qaata Barnaamijta Tv-ga Universal ayaa muuqaal yaab badan kusoo dhexdaray Axmed Siilaanyo oo loo ciyaariyo (ASMAA DIIDI KARAA).


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada