Dhegayso:- Puntland oo Qarka Usaaaran Burbur Qabyaalad (Waraysi & Sir Cusub)

Dhegayso:- Puntland oo Qarka Usaaaran Burbur Qabyaalad (Waraysi & Sir Cusub)

daajis.com:-Maamulka Garoowe ayaa waxaa ka taagan dhibaato aad u adag oo cakirtey shaqeyntii maamulkaas oo dhan, kadib markii uu Ina Gaas uu lasoo baxay qadiyad ku saleysan qabyaalada Qayaxan (Cumar Maxamuud).

HALKAN dhegayso WARAYSI

Dhinaca kale beesha Ciise Maxamuud ayaa iyagu diidan in laga qaado Jagooyinkii ay la wareegeen markii beeshoodu ay maamulka xiligii hagbad ahaanta ay u heleen maamulka Puntland kootada ugu kala xidhan sedexda jifo ee walaalaha ah ee Maxamuud Saleebaan.

Dhinaca kale siyaasiga wareysiga bixiyey oo la yiraaho Bootaan Axmed Bootaan oo isagu kasoo jeeda gobolka bari magaalada Boosaaso ayaa tibaaxay in maaulkaas ay fashilisey qabyaalad qayaxan oo ay wado beesha uu kasoo jeedo C/Gaas iyo beeshiisu. 


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada