daajis.com:-Sado waxaa aay aheeyd cidna loo sheegimaayo xaqiiqdii waxeey ka tagtay
taariikh dhaxalgal ah oo caruurta aanan hada dhalan ku barbaari doono
xornimada iyo gumeeysi diidka Somalia,heestani waxaa aay ka qaaday
shirweeyne aay qaban qaabiyeen walaalaha ONLF ee Sweden ,shirkaasi oo
aay ka soo qeeyb galeen dhamaan inta damiirka leh ee jecel xornimada iyo
gobonimada Umada Somali, shirka oo aan ka midka ahaa ragii lagu casumay
waxuu ka dhacay Sweden,waa markii iigu horeeysay ee aan arko Sado Cali
si live ah wallow aan aad ulla socday in aay haeeyd fanaanad geesi ah
umada u horseeday in aay cadaalad isku dhaqaan,sida aad ka arkeeyso
cajalada shirka waxaa ka soo qeeybgalay dhamaan halgamayaasha ONLF ee
caalamaka ku nool,waxaa laga yimid waqooyiga USA Yurub,dabcan shirka
waxaa joogay hogaanka sare ee jabhada ONLF.
Markii la soo gaaray in masraxa lagu soo dhaweeyo Sado Cali ayaa
dadkii oo dhan amakaagay runtiina filan waayay meesha Sado ka soo
baxaday iyo sida geesinimada ah oo aay ugu bareertay in aay ka
qeeybgasho shirweeynaha jabhada ONLF iyda oo la ogyahay in dadka
qaarkiis oo ku dhashay dhulka gumeeysiga ku jiraa aayan awood u laheeyn
in laga daawado shaashada ayaga oo weli cabsi ku jira balse Sado waxeey
aheeyd geesiyad u bareertay in aay guubaabiso umada gumeeysiga ku jiraa
sidii aay ugu xoroobi lahaayeen Ethiopia.
SAado waxaa ay halkaasi ka qaaday hees runtii noqotay mid dhaxalgal
iyo keed u ah dhalaanka Somali ee aanan weli aduunka iman balse guubaabo
u ah kuwa aduunka sAaran sidii aay isga xoreeyn lahaayeen Tigreega
Ethiopia.
Nin ila fadhiyay goobta shirka runtiina aan u arkay in uu ahaa kuwa u
shaqeeya Qoodhiga Tigreega aaya markii heesta lagu celceliyay ilaa laba
goor,waxuu igu dhahay war tani malageeda galay maxeey taarikhdaa la
tagay u sheegeeysaa xal iyo nabada ayaan jecelnahay in aan kula
noolaano Ethiopia weeyna noo ogolyihiin ,dib ayaan u fiiriray Ninka
waxaana ku dhahay halkaan Cabdi ileey laguma amaanayo waadna soo
qaldantahay,markaas ayuu igu dhahay war adiga war waa Dr. Hirabe sow
Hawiye ma aheeyn markaas ayaan waxaan ku dhahay xornimada gumeeysiga
Togreega ayaa kuu sheegay in aan ahay Hawiye,waxaan ahay xubin ONLF ah
Sida aay SaAdo Cali aay xubin ugu tagay qofwalba oo Somali ahna waa
xubin miyaadan ogeeyn ,waan arakay sida aad C/aahi Yusuf u
necebtahay,waxaan ku kala taganay C/aahi ma necbiyee Tigreega ayaan
necbahay.Sado heesta lagu dilay waa tan: Muqdisho dadka wax ku dilaa
waxaa ugu badan Ethiopia /Somali leh hadaf guracan una shaqeeyan
Tgreega.
Ogaadeeyna weey xoroobi OLNF weey Xoreebi
Aniga Somaliyeey arliga waan u dhimanayaa Tigreegaan aasayaa umada
waan kicinayaa soowdkeeygaan ku ogayaa anigaa ku adimaya duhur
Waixii ina dhiig ku jira ayaan u dhawaaqayaa, qofkii igu raacsanow Ilaah
janda ka waraabi midkii aan jihaadine aaqiro naartii ku waar Aduunka naceeybka jooogo adigaa isqowracee anigau waxba nama yeelin
,adaa Xabashi isku dhibiiy ( Cabdi Ileey ) adaa Oogada ka raran adoonsi
adaa aqbalay anaga wax namaada yeelin ,ilaah baa nala jiroo cuqubadeey
naga geleen ayaa noo hiilineeysoo awood baa lagu muquunin Alahu
Akbartaa ka adag,Ogaadeeyna weey xoroobi oo oo OLNF weey adkaan .
Ilaa iyo Maliliq baa adoonsiga nagu kor-joogay Aworkii Mingastaa
ka rogay Egana Melez baa nahaaste ilaah xaqii miyaa in aan dhibtaa ku
jirno May Maya Xornimo ayaan u baahanahay Ogaadeeyna weeyn xoreebi
OLNF weey adkaan.
We need freedom
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:44 and have
, Published at