VIDEO:- Ilma yar oo si cajiib ah ugu badbaaday gaari dul maray iyo aabihii oo feer kala daalay

VIDEO:- Ilma yar oo si cajiib ah ugu badbaaday gaari dul maray iyo aabihii oo feer kala daalay

daajis.com:-Muuqaalkaani oo ka mid ah dhacdooyinka layaabka, laguna tilmaami karo mucjiso rabaani ah ayaa soo wajaday waalid daadahaysanayay ilmo yar oo ay dhaleen xili ay doonayeen in ay galaan suuq ay kasoo adeegan rabeen, waxaana wiilkii uu ka fara muruxsaday hooyadiis, wuxuuna hor caray gaari si qalad ah xoog ugu soo dhaafay meel aan loogu talagalay gaadiidka, kaasoo dusha ka maray ilmahaasi yar oo lagu qiyaasay ilaa afar jir.

Nasiib wanaag Illaahey wuu ka badbaadiyay dhimasho iyo in uu soo gaaro dhaawac daran, waxayna Hooyadii dhashay wiilkani yar iyadu aad u naxday, halka Aabihiis uu is celin waayay feerna kala daalay wadihii gaariga oo ahaa nin oday ah.

Dhacdadani oo Wakaalada wararka baahiyeen ma aysan sheegin dalka dhacdadani ka dhacday.

HALKAN KA DAAWO DHACDADAN YAABKA BADAN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:28 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada