Sawirro:- Meydka Nin Soomaali ah oo Koonfur Afrika la aqooni La'yahay

Sawirro:- Meydka Nin Soomaali ah oo Koonfur Afrika la aqooni La'yahay

daajis.com:-Meydka Nin Soomaali ah oo 7 maalin ka hor lagu dilay magaalada VRYHIED ee gobolka Kwazulunatal ee dalka Koonfur Afrika ayaa laga helay meel Beeraleey ah oo lagu Tuuray.

Ninakan ayaana lagu soo wargeliyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika (SASA) waxaana saakay laga soo qaaday Beer dhexdeeda oo lagu tuuray.

Waxaa la rumeysan yahay in ninkaan dilkiisa loo adeegsaday tooreey, lamana oga cidda dishay ninkaan Soomaaliga ah.

Fadlan Hadii Aad aqoonsato meydka Ninkaan la soo xiriir Jaaliyadda Soomaaliyeed oo macluumaadka marxuumkaan daneeneyso.

Kala Xiriir Jaaliyadda:

gudoomiyaha guud.
C/raxmaan Raabi
0726655777



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:29 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada