DAAWO MUCJISO:- Nin la cayaara Daanyeero, yeeshay na Codkooda oo kale

DAAWO MUCJISO:- Nin la cayaara Daanyeero, yeeshay na Codkooda oo kale

daajis.com:-Mahendra Goswani oo ah muwaadin u dhashay dalka India kuna nool magaalada New Delhi, ayaa kasoo muuqday warbaahinta Caalamka, kadib markii lagu arkay inuu u hadlayo sida Daanyeerka oo kale(Monkey).

Ninkaan ayaa la sheegay inuu inta badan waqtigiisa ku lumiyo Daanyeerada, isagoo la sameeyo maaweelo, waxaana uu leeyahay amaba ku dhawaaqi karaa codka Daanyeerka.

Waxa uu inta badan la cayaaraa Daanyeerada, iyagoona Daanyeerta uu la maaweelooda la sheegay inaysan ka carareen islamarkaana ay la ciyaarayaan.
Ninkaan ayaa caalamka Tusay mucjisadaan uu sameeynayo, waxaana uu soo jiitay indhaha Caalamka.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada