TOP VIDEO:-Sh Xasan Daahir Aweys”Dhiigka islaamka xaraan Ayuu iga Ahaa Balse Markii aan Shabaab Ku Biiray Aya+Dood Bashiir Rage

TOP VIDEO:-Sh Xasan Daahir Aweys”Dhiigka islaamka xaraan Ayuu iga Ahaa Balse Markii aan Shabaab Ku Biiray Aya+Dood Bashiir Rage

daajis.com:-Dood Culus oo Bbc-da Laanta Af-ka soomaali aay uqabatay Sh xasan daahir aweys oo matalayay Maxaakiimtii islaamiga iyo Bashiir Raage Shiiraar iyo suusuf Garaad Macalin oo su aalo Kulul weydiinaya Labada dhinac +Arimo Xasaasi ah .

Sh Xasan daahir aweys waxaa uu ku dhaaranaya in uu san dhiigmuslim galin xaarana ka yahay iyadoona oo u muuqdo in xiligaasi uu wanaagsan balse aay gadaal ka duleyeen kooxda Al-shabaab markii uu ku biiray dhiigana baneestay.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA+DHAGAYSIGA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:07 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada