VIDEO:- Damaashaadka Xeebta Liido iyo waxyaabaha ku cusub

VIDEO:- Damaashaadka Xeebta Liido iyo waxyaabaha ku cusub

daajis.com:-Xeebta Liido ee ku taal degmada Cabdicasiis, waxaa Jimca walba iyo maalmaha feestada ah ama fasaxa u damaashaad taga boqolaal dhalinyaro ah oo isugu jira Rag iyo Dumar si ay ugu soo damaashaadaan, una soo qaataan hawo aad u macaan.

Mudooyinkaan danbe ayaa waxaa xeebta ay noqotay mid ka duwan sidii hore, iyadoo dhalinyarada usoo baashaal tegaya si ay sawirro iyo muuqaale kale isaga qaadaan, iyadoo dhalinyaro walba uu gacanta usoo qabsanayo gacaladiisa.

Qurba joogta ka tagtay dalalka dibada, gaar ahaan Yurub iyo Ameeriko ayaa u badan kuwa hababka cusub bulshada kusoo kordhiyay.

Hadaba halkan hoose waxaa idinkugu soo gudbineynaa muuqaal kooban oo ah kii ugu danbeeyay ee laga soo duubay Xeebta Liido.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:18 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada