VIDEO:- Neymar oo kubadda cagta kusoo kordhiyay qaab gembis cusub oo aan weli la arag

VIDEO:- Neymar oo kubadda cagta kusoo kordhiyay qaab gembis cusub oo aan weli la arag

daajis.com:-Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo xulka Brazil Neymar ayaa ciyaaraha kubadda cagta aduunka kusoo kordhiyay qaab gembis cusub oo aan weli la arag.

Laacibkaan reer Brazil ayaa gembiskaan cusub u adeegsanaya cayaartoy uu ka mid yahay laacibka duqoobay ee reer Brazil ee Cafu.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada