Astaamahaan Hadaad Ku Aragto Gabar Wey Ku Jeceshahay Lakiin Meel Ay Kuu Soo Marto Ayay La’adahay

Astaamahaan Hadaad Ku Aragto Gabar Wey Ku Jeceshahay Lakiin Meel Ay Kuu Soo Marto Ayay La’adahay

daajis.com:-Is barbar dhigis ku samee oo qiimee hab dhaqanka ay gabadhu dadka ula dhaqanto iyo sida ay adiga kuula dhaqanto. Haddii aad gabadha ka dareento in ay ku siinayso tixgelin ka badan ta ay dadka siiso gabadhaasi way ku jeceshahay…

-Hadii aad ku ragato hinaase: Hinaasaha waxa lagu sifeeyaa in ay ku jeceshahay, maxaa yeelay hinaasaha laftiisu waa jacayl. Gabadha ku jecel ee aan kuu soo bandhigin jacaylkeeda waxa ku abuurma dareen baqdin leh, waxaanay had iyo jeer ka werwertaa in ay waydo ninka ay jeceshahay oo uu raaco gabadh kale oo aan iyada ahayn…..

-Dumarka qaar ayaa aad uga werwera bed qabka qofka ay jecel yihiin, sidaa daraadeed haddii gabadhu ay aad xil isaga saarto in ay ogaato halka aad joogto iyo waxa aad ku sugan tahay iyada oo ku waydiinaysa dad xog ogaal kuu ah, gabadhaasi way ku jeceshahay.


Hadaba qurbo.net ayaa ku leh haddii aad ka dareento gabadha astaamahaan waxa lagaaga baahan yahay in aanad lumin oo aanad dayacin jacaylkeeda ee aad ka faa’iidaysato fursadaha astaamahan aad aragtay..

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada