Qaladaadka Ay Gabdhuhu Sameeyaan Markay Guursanayaan Oo Mustaqbalkooda Burburiya

Qaladaadka Ay Gabdhuhu Sameeyaan Markay Guursanayaan Oo Mustaqbalkooda Burburiya

daajis.com:-Waxay xulataa nin ay jeceshay oo ay soo doorato, iyadoo diyaar u ah inay si walbo u qanciso, si ay usoo jiidato waxa uu doonana si sahal ah ugu sameeysaa. Iyadoo og in ninkaan ay dooratay xitaa dhibic jacee ah uusan uqabin,

-Ninkan waxaa uu ogyahay inay iyada jecshay oo ay rabto inay qanciso, lakiin isaga aan laga rabin qancin    uu qanciyo xaaskiisa sidaasna ay iyada ku faraxsan tahay, taasina waa yaabka yaabkiisa. Ninkan ay doorato waxaa laga yabaa inay ka heshay dharka sida uu u xirto, sida uu uhadlo, sida xoogisa, muuqaalkiisa iyo quruxdiisa. Iydoo aan eegin in ninkani ma ku jecelyahay oo ma ku qancinacsan tahay.

-Dumarkeena ninka jecel oo diyaar u ah inuu qanciyo nolasheeda inta ka dhiman, waxay ka jeceshay in ay la noolaato mid ay farxadiisa raadinayso oo aan maalina raali galinaynin, halka hablaha aduunka ay raadinayaan nin iyaga jecel oo raali galinaaya.

-Dumarkeenuna waxa ay neceyb u qaadan nin iyaga raali gelinaayo oo ay ku tilmaamaan doqon ama dhaan dhaan aan waxba ahayn oo ay doortaan mid iyaga wax walbo ka raba, taasina waa yaab kale.

-Hablaha soomaliyeed waxa ay udoortaan raga qaab ka duwan sida hablaha aduunka. Hablaha kale ee aduunku waxa ay yiraahdaan saaxiibkay ama ninkaygu wuu iga helay, wuuna ijecelyahay, waa uu igu qancay, wuxuuna diyar uyahay inuu iqanciyo.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada